Home > Uncategorized > Ogaysiis: Website-ka degmada Ceel-Cadde oo dib u howlgalay

Ogaysiis: Website-ka degmada Ceel-Cadde oo dib u howlgalay

Ka dib markii in muddo ah aanu hawada ku kala maqanayn waxaan akhrisyaahayada Qiimaha badan ugu bishaaraynaynaa inaanu dib u hawlgalinay Website-ka degmada Ceel-Cadde, oo ah mid u xilsaaran kaliya wararka degmada iyo nawaaxigeedaba. Webkaan ama bloggaan waxaa la sameeyey muddo hadda laga joogo  3 sano, waxaanan filaynaa inaanu idinka haqab tiri doono wixii warbaahintiisa.

Haddii aad hayso warbixino ku saabsan deegaanka fadlan noogu soo hagaaji cinwaankayaga oo ah ceelcadde@gmail.com

Mahadsanidiin

Categories: Uncategorized
  1. Mohamed
    February 8, 2010 at 5:17 am

    Waa webka CeelCadde, waa Ok haddii degmo kasta oo gobolka ka tirsan web loo sameeyo.

    Mahadsanidiin dadkii isku howlay.

  2. February 10, 2010 at 8:06 pm

    waxaan filaayaa Wep kan in uu ubaahan yahay shaqa badan horayna waa ujira waxaan aad ogu hanwayna in uu hormar wanaagsan samayn doona oo Bahda Ree Ceecade ay kehi doonaan warbixinanna kala duwan ee quseeya .

    aad ayuu noo anfici doonaa kaalin lixaaddna uu oga qaadan doonaa Isku xirka Bulshada kudhaqan aduunka Dalcaladiisa

    waxaan kula talinaayaa howlwadeena Wep kan in ay xooga saaraan arimaha Bulshada kaalin buuxdana kaqaataan hormarka wacyi galinta .

    aad ogu hanbalyaynaaya Ree Ceelcade dhaqdhaqaaqa ay wadaan
    dhankasta
    Wibaahi towfiq W.c

  3. May 26, 2011 at 4:41 am

    asc dhaman dadki soo hagajiyay wapkan waan u mahadcelinayaa alle ka sokoow ani waxan ka soojeedaa celcadde waa na jeclahay hada waxan joga mandera kenya waana kawar qaba celcadde 4bil markan jogo waan taga waxan idinka codsanayaa in aad sitoos ah wararka ku sabsan celcadde iyo sawiradooda usoogalisan waqka waadna ilasoo xariirikartan tel safaricom ( 0722727179) hormuud(0615771919)

  1. No trackbacks yet.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: