Home > Uncategorized > Ceel Cadde oo ay DFKMG ah u magacowday degmo iyo dikreetadii oo ku lifaaqan

Ceel Cadde oo ay DFKMG ah u magacowday degmo iyo dikreetadii oo ku lifaaqan

 

Wasaaradda arimaha gudaha dawladda fadaraalka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in deegaanka Ceel-Cade ee gobalka Gedo si rasmi ah loogu magacaaway dagmo ka tirsan Dagmooyinka uu ka kooban yahay guud ahaan gobalka Gedo.

Shir’jaraaid oo uu maanta ku Qabtay wasiiru dawlaha arimaha gudaha Ahna ku simaha wasiirka arimaha gudaha xarunrta wasaaradda ayuu ku sheegay kadib markii wasaaradooda ay aragtay in deegaanka Ceel-Cade ee buuxisay dhamaan shuruudihii looga baahnaa ay wasaaradooda garwaaqsatay in loo magacaabo deegaankaasi dagmo.

Wasiiru dawlaha arimaha gudaha ahna ku simaha wasaaradda arimaha gudaha ayaa ku amray hay;adaha ay arintaan quseeso in si rasmi ah ay uga hawl galaan dagmadaasi isaga oo ugu baaqay dadka reer ceel cade in ay ka qayb galaan shirka ka soconaya magaalada Garbahaarey.

” Odayaasha , siyaasiyiinta iyo dhammaan qaybaha kala duwan Bulshada ku dhaqan dagmada Ceel-Cade waa in ay ka qayb galaan shirka ka soconaya magaalada Garbahaareey waliba iyaga oo dagma ah waana in ay ka qayb qaataan doorashada dagmooyinka ay u galayaan doorashada gudoomiyaha gobalka Gedo” waa sida uu hadalka u dhigay.

Digreetadan dagmada loogu magacaabayo Deegaanka Ceel cade ayeey waxay u qorneed sida tan

Sidoo kale waxaa horay u saxiixay in deegaanka ceelcade loo magacaabo dagmo dhammaan xubnaha labada Gole ee Beesha Sade

Yaxye C/risaaq Soofe

 Muqdisho

Categories: Uncategorized
  1. ceelcadde
    October 17, 2007 at 8:56 pm

    Ma ah mid ku yimid degmo noqoshada Ceel Cadde waa mid ku yimid dadaal dheeraad ah oo ay muujiyeen reer Ceelcadde. Hambalyo ayaanu leenahay…

  2. Shaakir
    March 9, 2008 at 6:52 am

    Assalamu calaykum wr wb

    Waxaa arin aad u yaabadan ah,,,,,Ceelcade ma tigree baa leh mise gedo ayey tikreedu ka talisaa sidee bay u sixiixday inay tahay gobol ka mida gedo,,,maxaase dowlada fadaraalka iyo tikreeba ka galay gobolkeena dadbuu qaas u yahay qabiil baana iskaleh kuwii lahaaa baana ka mid tihiine hadaad tihiin dadka magaaladaas daga,,, maxaaad nothing isaga dhigaysaan maxaadse waxaan jirin uga dhigaysaan dadkiina kale eee gobolka idinla wadaaga ,,,, Waxaa idinla Quruxbadnana laheeyd inaad dhahdaan,,, (Magaalada ceel cade oo kusoo biirtay gobolada ka jira gedo arimo jira awgoood,,e,g degmadii oo balaaratay and so on,,,sidoo kale dadkii degaanka gedo deganaa oo u gartay inay noqotay magaalada ceelcade degmo maad iska dhahdaan intaad amxaaro baa noo saxiixday iyo c/laahi yusuf leedihiiin,,,,,,,That is very very damm) walaaahi plzzzzz Qoraalkaaas ka badala oo mid ka macquulsan galiya booskaas,,, waana mahadsan tihiin,,, the only thing aan rabo waxaa waaye in hadalkiina uu nuxur iyo macno yeesho,,cabdullaahi yusuf iyo amxaarona iiina hoos imaaan,,, wabilaaahi towfiiq,
    wsc wr wb

  3. rey
    September 10, 2008 at 4:44 pm

    wax yaabaha qaar ba alaga xishoodaaaaaa
    waxaa

  4. Ahmed warsame jama
    February 15, 2010 at 5:04 am

    waxaaan aad uga xumahay in wixii la doono dadka loo shego maxaa yeelay ceel cade ma noqon karto dagmo hadii aan indhaha lais tirayn hadii kale ree garaad halu qanciyo hadii ay tahay waa iska caadi oo iska qabiil rabo inay dadka is baraan ceel cade waxaa jooga dad gaari dameer lagu qaaadi karo mana laha wixii magaalo lagu yaqaanay oo dhan mik ka mid ah sida pablic service oo dhan

  1. No trackbacks yet.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: