Home > Uncategorized > Golaha Guurtida iyo maamulka ee Degmada Ceel-Cadde

Golaha Guurtida iyo maamulka ee Degmada Ceel-Cadde

Waxaa shir ballaaran isugu yimid waxgaradka deegaanka degmada Ceel-Cadde taariikhdu markay ahayds 01/03/07, shirkaas oo ku saabsanaa hagaanjinta nidaamyada dhaqanka iyo maamulka ee degaanka, waxaana shirka gabagabadiisa la soo saaray go’aamada hoos ku qoran:-

  • Samaynta gole guurti oo ka kooban 32 xubnood.
  • Dhismaha guddi maamul oo ka kooban 17 xubnood
  • Ansixinta qaabka magaha (Mag dheer, Rafiso, Dhignool iyo dumaasha)

Magacyada golaha guurtida ee deegaanka Ceel-Cadde

  • Sh. C/laahi Cabdi Ciise
  • Maxamed Axmed Faarax
  • Xaaji Maxamed Barkhadle Guuleed
  • Ismaaciil Busuri Maxamed
  • Axmed Maxamud Cusmaan
  • Caddow Sh. Xasan Cumar
  • Buulle Ciise Maxamud
  • C/laahi Xuseen Cumar
  • Cabdi Cumar Cabdi
  • Maxamud Cabdi Guuleed
  • Maxamed Jaamac Aadan
  • Sh. Maxamud M. Yuusuf
  • Cali Axmed Jaamac
  • C/waaxid Siraad Maxamed
  • Cumar Maxamed Maxamud
  • Cali maxamed Cismaan
  • M. Kunne Cabdi Aadan
  • Sh. Axmed Sh. Xasan
  • Axmed M. Xasan Aadan
  • M. C/laahi Cismaan Cabdi
  • Nuur Maxamed Yuusuf
  • Daa’uud Cabdi Cabdulle
  • Aadan Xuseen Ciye
  • X. Maxamed Maxamud Warsame
  • Maxamed Cilmi Warsame
  • Sh. Cali Aw Muuse Ciise
  • M. Maxamed Ibraahim Cumar
  • Xuseen Sh. Xasan Cabdulle
  • Maxamed Cabdi Aadan (Iris)
  • M. Aadan Cabdi Geeseey

Magacyada Guddiga Maamulka Ceel-cadde

  • Cabdi Maxamed Cabdulle-Gudoomiye
  • Cali M. Aadan Cabdi-G/xigeenka 1-aad
  • Sh. Axmed Sh. Xasan-G/xigeenka 2-aad
  • Aadan Xuseen Ciye-madaxa garsoorka iyo cadaaladda
  • M. C/raxmaan Sh. Xasan-Madaxa Caafimaadka
  • Maxamed Cali Axmed-madaxa Waxbarashada
  • Cali Maxamed Xaashi-madaxa nabadgelyada
  • Ibraahim Xuseen Cumar-madaxa dhulbixinta iyo arimaha degaanka
  • C/risaaq Xuseen Ismaaciil-madaxa horumarinta biyaha, korontada iyo isgaarsiinta
  • Cumar Cismaan Muxumed-madaxa dowladda hoose ahna khasnajiga guud
  • Axmed Maxamud Cismaan-xubin
  • Aadan Guure Maxamed-xubin
  • Maxamed Yaaquub Aadan-xubin
  • ismaaciil Iimaan Axmed-xubin
  • C/raxmaan Aadan Guuroow-xubin
  • M. Maxamed Ibraahim Cumar-xubin
  • Barre Maxamed Hurre-xubin

F.G iyadoo la tixgalinaayo qaabka deegaanka iyo ku haboonaashaha ayaa si qiyaas ah loo soo xulay guddiga deegaanka iyo madaxa waaxyahaba. Wuxuuna gudigaas shaqaynayaa muddo hal sano ah oo ka bilaabmaysa 01/03/2007

Gedoweb Online
G/haarey, Gedo

Categories: Uncategorized
  1. Mohamud H. Elmi
    June 11, 2007 at 4:54 am

    Sixitaan, in kasto oo markii Ceelcadde layiraahdo ay dad badan u fahmaan Reer Garaad, taasi oo ah sida xad-dhaafka ah oo ay deegaanka u joogaan, haddana magacyada kor ku xusan waxaa laga dheehan-karaa dad aan reer Garaad ahayn, balse reer Ceelcadde ah, sidaa darteed waxaa mud-naan lahayd in la yiraahdo reer Ceelcadde, intii la dhihi lahaa reer Garaad.
    Waa mahadsantihiin,
    Mohamoud

  2. Sammatar
    July 15, 2007 at 5:22 pm

    asalaamu caleykum.

    Salaan ka dib,waa arin fiican in dadku ama muslimiin meel wadda dega inay yeeshaan Maamul iyo kala dambeyn ,Hambalyo ree ceelcadde..Odoyaasha?Guurtida oo meel ah.iyo Gudiga maamulka oo meel kale ah.Ma u kala qeexan tahay waxa ay kala qabanayaan labadaan Koox.Midda kale aniga waxaa u arkaa inay aad u fara badan yihiin,,Maxaa yeelay waxaan filayaa inaanay Deg,Ceel-cadde laheen Daqli ay ku kaafiso Maamul intaa Cadadiisu yahay (haddii dadka qurbaha laga hellayo qarash ma ogi)xaggee lacag ama qarazh looga helayaa Ciidanka Nabadgalyada Degmadda ama Cisbitaalka iyo Dugsiyada waxbarashada..kuwaan ayaa Muhiimada hore leh ayan filayaa..

    Waa mahadsantihiin
    GUUL IYO HORUMAR

  3. Cabdullahi Sh.Axmed Kallil
    January 30, 2008 at 12:17 am

    Asw,salaan kadib,waxaan mahad balaaran ucelinayaa dhamaan reer ceel-cade,meelkastooy joogaan.waa wax wanaasan in maamul lasameeysto,oo kala dambeyn,ismaqal iyoiskuxinaani ay muuqato si loo helo horumar.maamulkii horay loosameeyay,oo mudaddii looqabtay ay kadhimantahay wax-yar,ayaan jirin wax ayqabteen iyo cid kula xisaabtantay xilkii loo dhiibay oo inta badan magacaabid ku’ekaa.ceel-cade hada waa degmo,wey kagudubtay tuulo,waxaa isweydiin leh maxaan haysanaa,maxaa qabyi inoo ah oon dhameystirnaa maxaanse gacanba noogu jirin?iyadoo ayjirto dhibaatada guud ee dalka taala iyo tan gobolka haysata,sideen ceelcade tusaale ooga dhignaa si mustaqbalka ay Faafaxdhuun,buurdhuubo,dhamaso ay degmooyin cusub unoqdaan kadibna Gobolka Gedo labo Gobol oo isle’eg uu unoqdaa.taasi waa rajaduu qabo aabaha horumarinta Gobolka Gedo,Mr Kallil

  1. No trackbacks yet.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: