Home > Uncategorized > Tacsi: marxuum Xuseen Isaaq Sh. Saleebaan oo geeriyooday

Tacsi: marxuum Xuseen Isaaq Sh. Saleebaan oo geeriyooday

Allah u naxariistee waxaa dhawaan degmada  Ceel-Cadde ee gobolka Gedo ku geeriyooday caaqil Xuseen Isaaq Sh. Saleebaan oo ka mid ahaa waxgaradka iyo caaqilada sida wayn looga yaqaano degmada Ceel-Cadde iyo gobolka Gedo intaba. Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo. Qoyskii iyo ehelada uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Caaqilka Taariikhdiisa haddii aad haysaan fadlan noogu soo dira ceelcadde1960@hotmail.com

Mahadsaniddin

Categories: Uncategorized
  1. August 30, 2009 at 8:33 pm

    Waxaa saaka subixii hore dagmada Afgooye ee G.Sh.hoose ku geeriyootay,alaha unaxariistee Sahra Sh. Axmed Kallil,ilaahay ha unaxariisto,aamiin intii ay katagtayna samir iyo iimaan.

  1. No trackbacks yet.

Leave a comment