walaal macan marka hore wan adiin salamay salan ta islamka ayan iddiku salamay sal kadib waxa an raba in an halkaan arin yae idiin ka weydiiyo wxa walbo oo diinta ku saabsan ma idiin soo weydiin kara walaalayal low
abdhishka ciyaal degmada CEELCADo
walaalayaa wan idin salaamay salaan ta is laa am ka A/W/W/
salaan ta oo la faa fi yo dad ka ayaa is ku jec laa do
waanna ku mahad san ti hiin
i am greeting all of you after that
maxayka qabtaa diin ta gabdhaha oo waaridka aysan udhisin nin sida wiilkaba looku dhiso mayay waa jibooku tahay mise???????????
iika jawaaba walaalalahayaaaaaaaaaaaal
by ///ASALAAMU ALAYKUM=”">
Haa,,haa inbadan waxaan sugaynaa insha allah in dhawan maamulku ku soo biirin doono..wabka muxaadarooyin,quran, iyo intii ay awoodi karaan.. Fadlan waxaa codsi iga ah inanan wabka lagu soo darin MUSIC iyo wixii la mid ah ee wanagsanayn… mida kale faalo ha sii marto maamulka sidan macquul ma ahan.. doqon walbaba waxbay meesha ku qor qor tay waxyaalo layaab leh ayan aragnay kama wado yaan la aqbalin fikradaha kala duwan ee kuwa aflgaadada ah ee aan wanaagsanayn fadlan halaga reebo …

waxaan ahay nin layiraahdo c/risaaq wiilcadde kuna nool gobolada lamagac baxay puntland , intaa kadib ,
saan sheekada kuhayo run ahaantii waxaan inbadan maqlayaa in degmada tulada ah loo rabo in ay noqoto degmo ,
hadaba su’aasha iswaydiinta lihi waxay tahay yay kasugaysaa in ay u magacawdo degmo ama usamaynaya gudi degmo jawaabtu way iska cadahay sababtoo ah dalku malahan dawlad dhexe haatan , gobolka tuulada laga xukumana malahan maamul udhaqan galay kii kacaankii kahor , sidaa awadeed ma hardanka somaaliya kasocda ayay kunoqonaysaa degmo , wabillaahi tawfiiq
suleeqa ciyaal garbaharay. jawaab yusuf walaal hadii aad tahay qof muslim ah. maxaa diidaayo inaad waydiiso su,aalkusaabsan diinta. dadka
abdhishka ciyaal degmada CEELCADo
walaalayaa wan idin salaamay salaan ta is laa am ka A/W/W/
salaan ta oo la faa fi yo dad ka ayaa is ku jec laa do
waanna ku mahad san ti hiin
what about an old women given birt for ten children and lookin for adultry
< thanks
i am greeting all of you after that
maxayka qabtaa diin ta gabdhaha oo waaridka aysan udhisin nin sida wiilkaba looku dhiso mayay waa jibooku tahay mise???????????
iika jawaaba walaalalahayaaaaaaaaaaaal
by ///ASALAAMU ALAYKUM=”">
Haa,,haa inbadan waxaan sugaynaa insha allah in dhawan maamulku ku soo biirin doono..wabka muxaadarooyin,quran, iyo intii ay awoodi karaan.. Fadlan waxaa codsi iga ah inanan wabka lagu soo darin MUSIC iyo wixii la mid ah ee wanagsanayn… mida kale faalo ha sii marto maamulka sidan macquul ma ahan.. doqon walbaba waxbay meesha ku qor qor tay waxyaalo layaab leh ayan aragnay kama wado yaan la aqbalin fikradaha kala duwan ee kuwa aflgaadada ah ee aan wanaagsanayn fadlan halaga reebo …
walaal waad salaamantihiin markaba salaanta islaamka walaal waxaan idin waydinayaa hada waxaan kunool nahay wadanka yurubta walaal gaaladuna madoonayso hadal run ah markaa masku dhiibi karnaa waxbeen ah
waxaan ahay nin udhashay dagamada ceel cade waana ku faraxsanahay dagmanimada ya gaaratay CEEL CADDE marka waxaan leeyahya dhmamaan inta ay qusayso dagmada ceel cade waa inay ku dadaalaan sida ay uhor marin lahayeen dagmada CEEL CADDE haday yihin ODAYAASHA, DHALINYARADA , CULILMADA iyo qof walbo o udhashay dagmada CEEL CADDE
name: XUSEN SH. IBRAHIN { xiish}
Anigoo ah mmcisman waxaan si wayn usoo dhawaynayaa hormarka wayn ee ay gaartay degmada ceel-cadde ee aan ku dhashay.
Su’aal.
Diintu maxay ka qabtaa in dadka dhinto la ashaadiimo ama xoolo loo qalo.
alahayow diin tibay shaati kadhigteen oo ay ku dheeleen alahayoow diin ti dad mahay satee adaa xifdhiyoo xafiith ah
gabay
Baldadaha raggii wada sitiyo suudhadhkiyo baylka
Baalxooftadii hore raggii loo birdhigi waayay
Bakhti iyo nijaastay faleen beerku ii gubaye
Barbarreeyayeey xalay miyaan jiifka bogan waayay
Biixida miyaan ooga jabay cadow i boobaaya
Bahalkii Wajeer cunay miyaa baylah iga qaatay
Baran maysid soomaaliyeey tuug baroolaha e
Sidii ruux barii’uu dushaa uga bidhaamaaye
Bashar iyo qof saaxiib ah baad bilicda mooddaaye
Mar waa sheekh billaahida maroo diinta kaa badine
Marna waa basaas horor ah oon baab xidhaa jirine
Boqor iyo suldaan buu noqdaa beelo daaja ahe
Baryo wuxuu iskaga kaa dhigaa naasax beernugule
Waa baxar sitiin aan lahayn baasaboor mida e
Kolba boqol ilood buu middood kuula soo bixiye
Sidi ruux baldo u dhoofayuu boorsa wayn yahaye
Danta inuu badbaada u yahuu ba’uhu sheegtaaye
Bidix iyo markuu midig dayee kaa bogsado shiishka
Billaawaha wuxuu kaa marshaa meesha baydda ahe
Kuwii shalay dadwaynuhu baxshee shacabka boobaayay
Hunguraa baleeyiyo waxay bililiqaystaane
Bal ogoow dalkoodiyo inayn hoyga badar dhaafsan
Ummad yahay baddii aad lahayd boojisyaa helaye
Inta aysan baaqiga hadhiyo dhulalka beecgaynin
Ma baraarugtaan ciiddu waa birimadeenniiye
FURAHA EREYADA
barbarrayn: dhinacyayn,isrogrogid
biixida: bawdada, laxaadka
bahal: waraabe,dugaag
wajeer: dagmada wajeer
barii’: dambi la’aan ah, aan waxba gaysan
naasax: daacad ah
baldo: waddamo, magaalooyin
baydda:dhuunta,halista
boojis: qawlaysato,budhcad
Birimo: waxa ugu mudan,muhiimsan
baadil: dambi
baldad: suudh
Abwaan: adiaziz sh osman ( daraataad)
kaliij35@hotmail.com