Comments for Degmada Ceel-Cadde
Comment on Kumuu ahaa Imaam Axmed Ibraahim Gurey? Halgankii Geeska Afrika by: Sh. C/raxmaan Bayad Buugii “Futuxul-Xabash” by Ahmed
Walal waa 600 oo sano ka hor. Soomaalidu xilligaas way jirtay.
Buuga runta ugu dhow waa Futuxul Xabash, lakiin xitaa buugaasi ma sheegayo qolada imaamku ahaa.
Dad taarikhda badhay badankood si kastaba waxay isku raaceen inuu Soomaali ahaa. Lama garanayo reerku ahaa si walba. Micne ay leedahay la garan maayo.
Si kastaba waxa jira qoysas, hada qabiilo ah, oo si firfircoon uga qaybqaatay halgankaas. Reerka ugu horeeyey ee imaamku u yeedhay raacayna waxay ahaayeen Habar Magaado (Garxajis). Malaa xiligaa soomaalidu qabyaalad may aqoon oo Mareexaan ayaabu ahaa.
Dagaalkana imaamku cidu ahaaba wuxu ahaa dagaal muslim ahaan loo galay oo soomaali dhaafsiisnaa.
Comment on Maxaa Keena nabaad guurka dhulka (Geed abuur hadaad mid goyso) by Axmed cali
Maxaa Keena nabaad guurka dhulka (Geed abuur hadaad mid goyso)
Adduunka maalinba maalinta ka dambaysa waa uu sii kululaanayaa. Kulaylkaas oo loo kala saaro mid dabiici ah iyo mid sababteeda ay dadku leeyihiin. Midka dabiiciga ah ayaa ah midka uu keeno kala wareega xilliyada sida guga, jiilaalka, dayrta iyo xagaaga. Kulaylkaan oo ah mid ay nooluhu dhamaantiis u baahan yahay, nooleeyana waxa afka qalaad lagu yiraahdo “Ecosystem”.
Midka dadka uu keeno oo ah mid aad u dhibaato badan ayaa ah midka ay dadka iyo xooluhuba cagta mariyaan. Dhirta la jaro, xoolaha oo bata, waxay keenaan roob yaraan iyo nabaad guur.
Waxaa cad in deegaanka Ceel-Cadde ay ku nool yihiin xoolaha ugu badan ee gobolka Gedo. Tirobadnida xoolaha iyo dadka oo jara dhirta waxaa ay keentay in dhulkii uu nabaadguuro, dhulkiina ay ka soo baxaan geedo sida quraca, cadaadka iyo kaxarka. geedahaas oo ah kuwo loo yaqaan geed abaareed. Xooluhu markay cunaana waxay raacaan saxaradooda iyagoo markiiba aad arkayso geedo qurac oo wadankiba qabsaday.
Hadaba, waxaa lagaa doonayaa inaad is xilqaanto oo aadan jarin geedaha noocay doonaanba ah ahaadeena. Hadaad moodayso in quruca iyo cadaadku aysan manaafacaad lahayn oo haddii la jaro aysan dhib lahayn waa khalad.
Comment on Maxaa Keena nabaad guurka dhulka (Geed abuur hadaad mid goyso) by Axmed cali
Shaxda Gobolada iyo Degmooyinka Dalkeena.
1. Gobolka Banaadir.
Shingaani Hodan Howlwdaag Shibis
Boondheere Yaaqshiid Kaaraan XamarJabjab
Xamarweyne Cabdicasiis Wadajir Waaberi
Wardhiigley Heli waa  Dharkiinley Dayniile
Dhaqaalaha gobolka Banaadir waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga.
2.   Gobolka Shabelada Dhexe.
Jowhar  Balcad Cadale
Aadanyabaal
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay jowhar, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha
3.   Gobolka Hiiraan.
Beledweyne Buuloburte Jalalaqsi
Matabaan
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Beledweyne, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo beeraha.
4.   Galguduud.
Dh/mareeb Caabudwaaq Ceelbuur
Ceeldheer Cadaado
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuuso mareb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.
5.   Gobolka Mudug
Gaalkacyo Hobyo Jariiban
Xarar dheere. Galdogob
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Mudug dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.
6.   Nugaal.
Garoowe Eyl Sinujiif
Boocane Rabaable Burtinle
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Garoowe dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.
7.   Gobolka Bari.
Boosaaso Qandala Iskushuban
Bandarbayla Caluula Qardho
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Boosaaso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga iyo Kaluunka.
8.   Sool.
Laascaanood Xudun Caynabo
Taleex
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Laascaanood dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.
9.   Sanaag.
Ceerigaabo Laasqoray Ceel afweyn
Baran Buraan
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Ceeri gaabo, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool gaar ahaan ariga.
10.   Togdheer.
Burco Owd weyne Sheekh
Buuhoodle
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Burco, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool gaar ahaan geela iyo ariga.
11.   Gobolka waqooyi galbeed.
Hargeyso Berbera Gabiley
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool.
12.   Gobolka Awdal.
Baki Boorame Saylac
Lug haya.
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Baki dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool.
13.   Gobolka Sh/hoose.
Marka Baraawe Qoryooley
Afgooye Wanlaweyn Kurtunwaarey
Sablaale.
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Marko dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool.
14.   Gobolka Bay.
Baydhabo Buurhakaba Diinsoor
Ufurow Qansax dheere Bardaale.
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Baydhabo dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool.
15.   Gobolka Gedo.
Garbahaarey Luuq ganaane Doolow
Beled Xawo Ceelwaaq Baardheere.
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha iyo xoolaha nool.
16.   Gobolka Bakool.
Xudur Waajid Yeed
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool.
17.   Gobolka Jubada Dhexe.
Bu’aale Dajuumo Baardheere
Saakow Jilib
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Bu’aale dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha.
18.   Gobolka Jubada Hoose.
Kismaayo Afmadow Badhaadhe
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool gaar ahaan Lo’da.
Dhererka u dhexeya Gobolada dalka.
Shaxda soo socota ayaa waxa ay muujinaysaa fogaanta u dhexeysa Gobolada dalkeena iyo magaala madaxda.
Xamar 247km Baydhabo Xamar 550km Dhuusomareeb
Xamar 111km Marka Xamar 1600km Hargeysa
Xamar 90km Jowhar Xamar 1220km Laascaanood
Xamar 335km Beledweyne Xamar 925km Garoowe
Xamar 485km Bu’aale Xamar 1505km Boosaaso
Xamar 500km Kismaayo Xamar 1800km Baki
Xamar 430km Xudur Xamar 1340km Burco
Xamar 505km Garbahaarey Xamar 1450km Ciiregaabo
Xamar 750km Gaalkacyo
Hadaba shaxdan kalena waxa ay qayexeysaa fogaanta ay isu jiraan qaybo ka mid ah magaalooyinka dalkeena Soomaaliiya. Muqdisho 30km Afgooye   Afgooye 164 Buurhakaba
Buurhakaba 66km Baydhabo   Baydhaba 150km Luuq
Baydhaba 155km Xudur   Luuq  80km Doolow
Luuq 69km Garbahaarey   Garbahaarey 129km Baardheere
Baardheere 195km Baydhaba   Baardheere 260km Jilib
Jilib 114km Kismaayo   Kismaayoq 139km Afmadow
Kismaayo 195km Dhoobley   Muqdisho 113km Marka
Marka 193km Baraawe   Baraawe 168km Jilib
Muqdisho 95km Jowhar   Jowhar 121km Buuloburte
Buuloburte 116km Beledweyne   Beledweyne 45km Feerfeer
Jowhar 140km Cadale   Cadale 185km Ceeldheer
Ceel dheer 162km Ceel buur   Ceel buur 110km Sindago
Sindago 164 Beledweyne   Sindago 220km Gaalkacyo
Gaalkacyo 256km Hobyo   Gaalkacyo 260km Garoowe
Garoowe 219 Eyl   Garoowe 222km Qardho
Qardho 258km Boosaaso   Qardho 221km Bandarbayla
Iskushuban 280km Caluula   Caluula 40km Bareeda
Caluula 105km Baargaal   Garoowe 132km Laascaanood
Laascaanood 141 Ceeldhaab   Ceeldhaab 255km Ceerigaabo
Ceeldhaab 120 Burco   Burco 148km Berbera
Hargeysa 177km Burco   Hargeysa 70km Gebiley
Gebiley 52km Boorama   Boorama 269km Saylac
Saylac 21km Lowyacado   Xudur 115km Yeed
Xudur 242km BuuleBurte
Kheyraadka Dabiiciga ee Soomaaliya.
Dalkeena waxa uu leeyahay kheyraad fara badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin waxaasa ka mid ah kheyraadka dalkeena laga helo:
Xoolaha la dhaqdo kuwaasoo loo qeybiyo afar qeybood kalana ah Geela Lo’da oo iyagu la’isku yiraaho Ishkin, Idaha iyo Eriga hadii aynu eegno magacyada loogu kala yeero noocyada xoolaha ayaa waxa ay kala yihiin:
1. Geela kan lab waxaa loogu yeeraa Rati kan dhadigna Hal marka ay yaryaryihiina waxaa la yiraahdaa Nirig iyo Qurbac.
2. Lo’da neefka lab waxaa loogu yeeraa Dibi kan dhadigana Sac marka ay yaryaryihiina waxaa loogu yeeraa Wayl iyo Wayl ama Aalo.
3. Riyo riyaha neefka Lab waxaa lagu magacaabaa Orgi kan dhadigna waxaa lagu magacaabaa Ri marka ay yaryaryihiina waxaa lagu magacaabaa Waxar iyo Waxar ama Maqal.
4. Ido idaha neefka lab waxaa la yiraahdaa Wan (Sumal) kan dhedigana waxaa la yirahdaa Lax (Sabeen) marka ay yaryaryihina Nayl ama Baraar.
Dalagyada Soomaalidu Beerato ayaa waxa ay yihiin dalagyo aad u wanaagsan isla markaana aan ka bixin wadamada africa qaarkood waxana shaxda hoos ku qoran ay muujinaysaa magaca dalaga iyo inta uu ku bislaado:
Magaca
inta ay ku bislaato
Galayda 90 beri
Masagada 90beri
Sisinta 90beri
Muuska 180beri
Digirta 80beri
Yaanyada 80beri
Babayga 90beri
Bataatiga 180
Lowska 120
Canbaha 6sano
Magacyada Geed miroodka ka baxa dalkeena ayaa waxa ay kala yihiin.
Hohob Mareer Gud Dhafaruur Dhuwan Ontoro
Deegaan Dhebi Gob Miracas TukeLalmi Murcood
Kobash Askax Shanfarood Barde Dhamaag Qoone
Wax soo saarka Badda dalkeena Soomaaliya waxa uu leeyahay labo badood oo kala ah Badda Cas iyo Badweynta Hindiya waana dal ay dhamaantiis ku dharersantahay Bad laga soo biloobo Cirifka Koonfureed ee Raaskambooni ilaa Cirifka Waqooyi ee Raascaseyr, magaalooyinka dhaca xeebaha waxaa ugu caansan saylac, berbera, caluula, boosaaso, iskushuban bandarbayla, hobyo ,muqdisho, marka ,baraawe, kismaayo
Wabiyada dalkeena Dalkan Soomaaliya waxaa mara labo wabi oo kala ah Jubba iyo Shabele waxayna ka yimaadaan dalka Itoobiya waxaana ugu dheer Webiga Shabele oo dhererkiisu uu gaarayo 1500km, waxaase ugu weyn uguna biyo badan webiga Jubba oo dhererkiisu uu gaarayo 800km.
magaalooyinka ay dalka ka maraan hadaan soo qaadano webiga Shabele wuxuu dalka ka soo galaa xadka uu gobolka Hiiraan la leeyahay dalka Itoobiya meel u dhow magaalada Feer-feer wuxuuna soo maraa magaalyooyinka Beledweyne, Buuloburte, Jowhar, Balcad, Agooye, Jannaale wuxuuna ku dhamaadaa meesha la yiraahdo Dhaytubaako oo u dhexeysa Jilib iyo Shalaanbood, Wabiga Jubba isagu waxa uu dalka ka so galaa Xuduuda uu gobolka Gedo la leeyahay dalka Itoobiya wuxuuna soo maraa magaalooyinka Doolow Luuq Baardheere Bu’aale Jilib, Mareerey Kabsuuma iyo Jamaame wuxuuna ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meesha la yiraahdo Goobweyn oo Kismaayo u jirta 25km.
Maalmaha dalkeena lagu qadariyo oo la xasuusto ayaa waxaa ka mid ah”
1.     26kii Juun 1960kii xornimadii gobolada Waqooyi.
2.     1dii Luulyo 1960kii midoobidii Gobolada waqooyi iyo Koonfur.
3.      1dii luulyo 1960kii xornimadii Gobolada koonfureed.
4.      12ka Abril Aas aaskii calanka iyo maalinta xooga dalka Soomaaliyeed.
5.       8da Maarso maalinta haweenka Soomaaliyeed
6.      5tii Octobar 1949kii dagaalkii dhagax tur iyo hanoolaato.
7.      27kii Juun 1977kii xornimadii dalka Jabuuti.
8.      15kii Maajo 1943kii aasaaskii ururka S.Y.L
9 .     bishii Ocotobar 18-20 1971kii shirkii ururka midowga Africa ayaa lagu qabtay Xamar.
10.    20kii bishii 12aad sanadii 1950kii aasaaskii booliska soomaaliyeed
11.    21 octobar sanadii 1972dii qoraalkii farta Soomaaliga
12.    16kii Febrayo 1974tii Soomaaliya waxay ku biirtay Jaamacadda carabta.
13.    1528-1542kii halgankii Axmed Gurey ee Itoobiya iyo Bortaqiiska.
14.    1900-1921juu Gakgabkii Sayid Max’ed Cabdulle Xasan ee Ingiriiska.
15.     1da April 1950kii heshiiskii Q.M iyo talyaaniga ee xornimo gaarsiinta Soomaaliya.
16.    Bishii Luulyo 1960kii waxaa dalka madaxweyne u noqday Aadan Cabdulle Cismaan.
17.    Bishii Juun 1967dii waxaa dalka madaxweyne u noqday Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke.
18.    bishii Octobar 1969kii waxaa dalka madaxweyne u noqday Max’ed Siyaad Barre
19.   Warshadii kaluunka Laasqoray waxaa la aasaasay 1970kii
20.   Warshadda dharka Balcad waxaa la aasaasay sanadii 1968dii
21.   Warshadda sonkorta Jowhar waxaa la aasaasay 1962dii
22.    Warshadda Caanaha Xanar waxaa la dhisay 1966kii
23.     Warshadda Hilibka ee Kismaayo waxaa la dhisay 1973kii.
Comment on Kumuu ahaa Imaam Axmed Ibraahim Gurey? Halgankii Geeska Afrika by: Sh. C/raxmaan Bayad Buugii “Futuxul-Xabash” by Jama Abdul
Ascww
Axmed gurey wuxuu ahaa Nin Soomaali ah Qabiil ahaanna wuxuu ahaa Qabiilaadka Taariikhda Soomaalida aadka uga muuqda weliba Deegaanka Soomaalidu degto ee Ethiopia waana Qabiilka Gari Koombe waxaana cadayn kuugu filan Qabiilkaasi waa qabiilka ugu wayn qabiilada daga dhulkii uu ka dagaalami jirey Axmed gurey oo la oran jirey Garaad Axmed Gurey mida kale Sadanadda Garaadka qabiilka ku caanka ah waa garikoombe oo ilaa iyo hadda ayaa garaadkooda aad looga tixgaliyaa dhulka Oromada iyo Hararida waxaadna labadaba ku arkaysaa dad asalkoodii Garikoombe ahaa oo Oromo ah hadana ku abtirsada garaad hadana aan aqoonba micnaha garaadka sidoo kale waxaad ku arkaysaa Hararida iyana dad garaad asalkoodu galayo oo iyana aan micnaha Garaadba aqoon waxaa tusaale loosoo qaadankaraa xiligaan la joogo Ninka ugu taajirsan qomiyadda Hararida dhismayaal badanna Addis Ababa ku leh waxaa Businesskiisa la yiraahdaa Garad haddii aad waydiiso caruurtiisana kuuma sheegi karaan waxa loola jeedo Garad marka haddii aan inyar kaga noqdo dadka leh wuxuuu ahaa Mareexaan horta goormay Maxeeraan Garaad lahaayeen Ugaas ayaa lagu ogaaye ma jirtaa laf Mareexaan ah oo la yiraahdo Reer Garaad sida ay Gari Koombe u leeyihiin Reer Garaad miyeysan ku tusayn sadanadii Mareexaan inay ahayd Ugaas oo aysan kuu xaqiijinayn Ugas Nur oo kale, waxaase markhaati ma doonta ah oo aan loodiidi karin inay Mareexaanku qayb libaax ka qaateen halgankaas uu Hogaaminayey Axmed gurey.
Comment on About Ceel-Cadde by maxamed abdullahi hareed
waan idin salaamay dhamantiin run ahaantii markaan mogaa muddo aad u dheer ayaan dib ugulaabatay 4/21/09 aad iyo aad ayaan ugu farxay dag mada ceel cadde waxaan soo booqday masaajidda iyo dugsiyada kala duwan hoose dhexe iyo waliba dugsiga sare waxaan soo arkay arday si wanaag san wax u baranayso iyo ma calimiin tooda oo la dadaalayso waxana booqday iskoolka aniga macalin ka mid ah macaliinta meesha waxana uu isoo tusay ceel aad u biyo macaan waxaan kaloo booqday isbitaalka oo asagana dhawr qaybood ka kobnaa sidaa qayb dawo qaygb shaybaar iyo qayb bukaan jiif qayr illahay kasiiyo dad kii ka qayb kaqaatay  dhismaha iyo wax barashada dagmadda ceel cadde hadana waxaan dhamaanteen is xasuusinaynaa inaan horay usii wadno dadaalkeenii iyo wax barashadeena
Comment on Kumuu ahaa Imaam Axmed Ibraahim Gurey? Halgankii Geeska Afrika by: Sh. C/raxmaan Bayad Buugii “Futuxul-Xabash” by Hasan
Axmed Gurey  waqtiga uu joogay Soomaali iyo xabasha hal meel bay ka soo jeedeen bas waxay u kala baxsanaayeen gaal iyo muslim gaalada waxay noqdeen itoobiyaanka Muslimiintana waa Sooomaalida ee yaa idin sheegay inuu areexaan ahaa
Comment on Kumuu ahaa Imaam Axmed Ibraahim Gurey? Halgankii Geeska Afrika by: Sh. C/raxmaan Bayad Buugii “Futuxul-Xabash” by Xasaneey
GEESI mise GAWAAD?
Dadka af-Soomaaliga ku hadla waxaa ka dhashay geesiyo, waxa kaloo ka dhashay gawaadyo [midiinno] ad dad kale soo rarteen.
Axmad Guray inuu Soomaali ahaa ama uu cid kale ahaa meel ay taariikhda runta ah uga taallaa ma jirto.  Dad gadaal kasoo gaar ah, oo wax qor-qorayse waa jiraan.
Haddii Axmad Guray uu Soomaali ahaa, wuxuu ahaa gawaad, wuxuuna la mid ahaa dameeraha dibadda laga soo rartay ee maanta Soomaalida ku dilaya diinta saxa ah ma haysataan.
Sidaa waxaan u leeyahay, sida ay qoreen dad badan oo Soomali ahi, ma jirin Soomali cudud milatari leh oo la dagaali kartay boqortooyadii Xabashida ee markaa jirtay.  Waxaase jiray dad jihaad iyo inay uruursadaan dad ay adoonsadaan oo dalalkooda la aadaan u iman jiray geeska afrika.
Waxaa iga codsi ah in beesha MAREEXAAN an dhooqada lagu jiidin, oo laga daayo in loo aaneeyo qofkaas oo kale [Axmad Gurey].  Mareexaan u dhutin maayo in midiin an u dhalan dusha laga saaro.
isla waynaada adduunka waad aragteenoo cidi idinkama nasab-sanee SOOMAALIYEEY.
Comment on Tacsi: marxuum Xuseen Isaaq Sh. Saleebaan oo geeriyooday by Abdullahi Sh. Axmed Kallil
Waxaa saaka subixii hore dagmada Afgooye ee G.Sh.hoose ku geeriyootay,alaha unaxariistee Sahra Sh. Axmed Kallil,ilaahay ha unaxariisto,aamiin intii ay katagtayna samir iyo iimaan.
Comment on Kumuu ahaa Imaam Axmed Ibraahim Gurey? Halgankii Geeska Afrika by: Sh. C/raxmaan Bayad Buugii “Futuxul-Xabash” by Geri_Babili
Comment on Kumuu ahaa Imaam Axmed Ibraahim Gurey? Halgankii Geeska Afrika by: Sh. C/raxmaan Bayad Buugii “Futuxul-Xabash” by jama
anigu reer jijiga ayaan ahay sxb dadka la qadariyo xagay kaga noolyihiin meesha aad sheegaysid