Maadaama ay Ceelcadde noqotay degmo ka tirsan degmooyinka gobolka Gedo, su’aashu waxay tahay deegaanadee hoos imaan doona degmada Ceelcadde, asbaabahee bayse ku hoos imaanayaan: Masaafo, codka dadka, sharciyan wax qoran? Dhiibo fikirkaaga?
Filed under: Uncategorized
Deegaannada hoos imaanaya Ceelcadde waxay ay noqonayaa dhamaan deegaanka wayn ee loo yaqaanno Diirharo. Tuulooyinka, Ceelguduud, Daabley,Dhamase,Baambaxaliimo,Dhasso,Burcalaan, Likooley,Buusaar iyo Garsaal ayaa hoos imaanaya Ceelcadde.
Midda Asbaabaha, waxay ila tahay Deegaanka iyo masaafada: Ceelcadde weligeed waxay ahayd Xarunta Diirharo. Deegaan kasta oo ka tirsan Diir-haro wuxuu hoos imaanayaa Ceelcadde.
Tusaale ahaan, Garba-hareey waxay Ceelcadde u jirtaa 60km, xudduudu waxay noqon doontaa 30kn. Ceelwaaq 120km,(not sure), xuduuddu waa 60km. Baardheere, about 200km,xuduudu waa 100km, marka sidaa ayay noqon doontaa sida deegaanka degmada hoos imaanaya lagu cayimayo Isha Allaah.
waxay ilatahay arintaas in looeega xeerka xuduudadaha dagmooyinka iyo intay isu jiraaan dagmooyin ka
markaas waxaa soobaxaaya dagmooyinka hoos imanaaya
warsameciya@hotmail.com
a\c taas waxaan filaayaa in ay utaalo in lagala tashado tuulooyinka qabaa ilka dago bay utaalaa haday ogolaadaan in ay hoos imaadaan waa ok laakiin ma dhi hi karo tuulooyin kaas baa hoos imaan karo maxaa yeelay ceel guduud waxay leedahay dad aan kala xiriiray may ma hoos imaano ee taas waxay utaalaa in lagula laabto qabaal ilka dego meesha larabo in ay hoos imaadaan
ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN CEELCADDE AY KALIGEED NOQON DOONTO MAXAA YEELAY BEELWALBA WAXAY XAQ U LEEDAHAY INAY MAAMULKEEDA DOORATO. REER CEELCADDE DADAAL BAAD MUJISEEN, LAAKIIN MA DHACAYSO IN CEELGUDUUD IYO TUULOOYINKA UU WALAALKAY CEELCADDE SOO TAXAY AY HOOS IMAANAYAAN CEELCADDE. SABABO JIRO OO BADAN AWGEED
waa ok hanbalyo marka kowbaad marka labaad xoogaa waxaan filayaa in uu gobolka u baahanyahay horumar dhanka qaasatan ceelcadde waxaa ka dhiman in cabirka dib loo sameeyo xoogaa waxaad arkeysaa guryaha qaarkood in ay ku aadmayaan wadooyin bartamahooda taas dhib malahan xalinteeda dhanka tuulooyinka hoosimaanayo waxey ku xirantahay sida ay isku fahmaan dadka degmada Ceelcadde iyo tuulooyinka u dhow dhow isla markaan maamulka loo qeybsado macnaha hadda maamulka ka jiro Ceelka waxa uu ahaa maamul gaar ku ah degmada keliya balse hadey noqoto in ay hoosyimaadaan tuulooyinka ceelguduud iyo kuwa lamidka ah ee ay isku dhowaadaan taas waxaan filayaa in xisaabta dib loogu noqon doono waxaan ka wadaa dhanka maamul qeybsiga
mar 3aad ayaan ugu hanbalyeynayaa arintaas ay ku tilaabsadeen mahadsanidiin
a\c walaalkeey wuxuu yiri waxaa hoosimaanaayo diirharo oodhan akhii diir haro kamid ma ahan gar saal iyo buusaar iyo dhamaso akhii tuu looyin kaasoodhan meelo kale bay hoos imaadaan ee haa laga fiir sado
salaan marka hore marka xigta waan soo dhawaynayaa hadii ceelcade ay noqoto dagmo waan kufaraxsanahay waana alla mahadi laakin waxaad moodaa in ay kamuhiimsan tahay hortu arinka madhabaa ? yaa xaq u leh magacaabista dagmooyinka ? gedo makajiraa hada maamul la isku raacsanyahay + midda kale dalka makajirtaa dawlad sharci ah oo waxay dajisaa ansaxmayaan?
marka koowaad magacawga ceel cade loo magacaabay dagmo waa war wanaagsan si wayn ayaana usoodhawaynayaa hadaan kahaldo fikirkayga waxay ilatahay inaan wali lagaarin in lagahadlo hoos imaanshaha ceel cade ee waa in reer ceel cade ay qaataan mas;uuliyadooda si looga dhaadhiciyo dadka deegaanada kudhaw dhaw ceel cade dagan inaysan kaxumaan magacawga ceel cade ee ay siistaan taas badalkeeda inay kufarxaan si ay usahlanaato in isfaham wax lagu dhiso wax kastana miiska dushiisa lasaaro ujeedada koowaad ilaa mida tobnaadna laga dhigo in dadka jaarka ah laguqaabilo wax wanaagsan lagan bilaabo hab udhaqanka gudaha reer ceel cade mana kahadlayo qaab xuduudedka uu yeelanayo ceel cade waayo taasi iima baxsana waana mahadsantihiin
haa waxaa hoos imaan doona inta tuulo oo udhow waa saan aminsanahay wana sida cadia ah oo jirta maxyeelay dagmo walbo waxaa hoos imaado tuulooyinka udhow
It is actaully agood news to here that el adde has become a district and i congratulate for the entire el adde residents and the people of GEDO as well unfortunately i may not be able to comment on geographical location of el adde because of my little knowledge about the district byeee
Dearest people of Gedo and friends, first congratulation your new district!
Secondly, I really agree with Mr. Ceelcadde. The answer to the question of what area/villages should come after and who should determine. I agree with him that it should be determined by its geographical location. All of Diirharo-Land should absolutely come under the District of Ceelcadde. My friend, Diir-haro is call all Central area of Gedo. Therefore if the place situates Central of Gedo, it should come under Ceelcadde.
For those friends who saying the tribal villages should decide where to go under, that is like a 100years Mentality that we should leave behind.
Salim, your have raised an important questions. The current government is worst Government ever exist, but still legal in the eyes of the world. And Gedo doesn’t have legitimate administration, but even if there were, there job would not be recognition of Districts.
Thanks,
Akhyaarta waa salaamantihiin!
Salaanta ka dib, marka hore aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin, sida wacan oo aan uga qayb qaadanaysaan doodaha Ceelcadde. Kolley anigu waxaan metelaa tuulada Madax-Maroodi ee u jirto Degmada Ceelcadde 25KM. Waxaa si kal iyo laab ah u hoos tagi doonaa Ceelcadde, Garbahaareey waxay ii lirtaa 85KM. Aaad ayay iigu fogtahay. Beled-Xaawo 225 ka daran. Ceelwaaq 125km igu adag. Baardheerana iskaba daa!
Sidaa darteeed waxaan soo jeedinayaa xuduudaha degmoyinka iyo sida loo kala hoos tegayo waxa si cad u go’aamin doono (Geographical Location) waxa lagu yiraahdo af gaalka. Ama masaafada, sidii ay awalbo ahayd.
Talooyin saxan iyo kuwa qaldanbo meeshaan waa lagu xusay, hasa ahaatee,waxaa asiibay talada Ceelcadde oo yiri hala eego masaafada, muujiyayna aqoon dheeri ah oo uu u leeyahay dhulka Gedo.
Mahad-sanidiin
Madax-maroodi/dhooba-Cad!
salaamta islaamka ka dib.. waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan dadka reer gedo gaar ahaana dadka reer ceelcade, oo gaarsiiyay dagmada ceelcade halka ay maanta joogto.. markaan uso laabto deegamada hoos imanayo ceelcade..waxaan leeyahay dadka reer ceelcadow haku mashquulina yaa hoos imanayo, yaan xukunaa iyo yaan leenahay,,, waxa ay maanta ceelcade ku heshay dagmonimada waa dadaalkiina iyo horumarka aad gaarsiiseen… hadana ku dadaala sidaad ku gaarsiin lahaydeen caasimad kuna fagara heer ay gaarto inay noqoto caasimada gobolka ama halka ugu wanaagsan ee lagu noolaado ee ku taal soomalia markaas ayaad arkaysaan cidda in hoos imaado…. tan kale ragga isticmalaya luuqada ingiriska fadlan isku daya inaad ku ekaataan luuqada somaliga si uu qof walba u fahmo duducta hadalkiina…. caadi iska dhiga…..Alle ka baqa goor walba
ASC
ASC WR WB SALAAN KA DIB WAXAAN KU FARAX SANAHAY IN CEEL CADE LOO AQONSADO DEGMO WAXAAN LEE YAHAY GUUL BEESHA SADE MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN GAAR AHAAN BULSHO WEEYNTA REER CEEL CADE .MARKA XIGA LOOMA BAAHNO IN LAGU MASHQUULO YAA HOOS IMAANAYO DEGMADA CEEL CADE WHY WAX DAWLAD AH KAMA JIRTO WADANKA WAXAAN U SHEEGEYA DADKU INAANU KU MASHQUULIN WAXAAS MARKA HORE DEGMO AHAAN ISKU MASHQUULI SIDAAD U SOO JIIDAN LAHAYD BULSHO WEEYNTA GEDO ADIGOO KA BILAABAYO SIDII CEEL CADE U NOQON LAHAYD MEEL LAGU DAYDO KA SHAQEE NABADEEYNTA MIN GOBAL ILAA TUULO ADIGOON U HANQAL TAAGIN YAAN XUKUMAA WAAYO DADKU AYAGAA XOR AH MEESHEY DOONAAN HA HOOS TAGAAN MIDNA KU DARSO HADDII DEGMADU KU SIFOODA IS JECEYL WAAFAQSAN DIINTA WAA LOO SOO HAAJIR DOONAA.XUKUN JECEYL LAGUMO AQOON BEESHA CEEL CADE KASBO BULSHO KU JECEL AAD NOQOTID CAASIMADA GEDO .DHUL BALAARSI WAACAMAL ISRAA,IIL KA WAANTOW.
waxaan jeclaanlahaa in aan ka dhiibto fikirkayga ku aadan noqoshada ay ceelcade noqotay dagmo.
ceelcade marka lafiiriyo oo lagarab dhigo magaalooyinka gobalka kuyaal waxaa la orankaraa waxaa kajira hormar,nidaam iyo kaladanbeyn balse taas macneheedu ma aha in ay ceel cade ay buuxisay sharuudihii dagmanimo maxaa yeelay ceelcade dadka kunool waxaan ku khiyaasikaraa 300 taasi oo macneheedu yahay wali kama ayna soo gudbin tuulanimo maxaa yeelay ceelcade kama wayna ceelguduud balse ceelcade waa ceelgaduud oo yeelatay HIGH SCHOOL.
WAAN HANBALYAYNAYAA
FARXAD KUNOOLAADA REER CEELCADOOW
a/c/w salaankadib hambalyo dhamaan bulsha waynta reer gedo gaar ahaana reer ceel cade.
mida labaad yaa hoos imaanayo waxaan kutalin lahaa inti ay is afgaranayaan oo ku faraxsan degmanimada ceel cade masaafa kastabo ha ujirtee
ceel cade inay dagmo noqoto waa wax wanaagsan inay iskutashadaana waa loo baahanyay laakiin waxaad moodaa in isfiirsi iyo dhabiiltan meesha ku jiro oo arintu tahay reer hebelba wuxuu daganyahay degmo marka annaguna waa inaan degmo umagcaabanaa ceel cade
walaalayaal majirto dowlad shaqaynaysa oo magacaabi karta waxna kala xalinkarto marka waxaan oranlahaa ceel cade waa laga dhigi doonaa degmo yaan nalooka faa,iidaysan magacawga iyo khilaafka cabdulaahi yuusuf iyo ragga lafikrada ah wataan, oo ah mareexaan ninkii loo adeegsankaro. ceel cadde waxaan kadhigan karnaa magaalo madax, degmo iyo wax kasta oo magaalo mudantahay waxayna ka imaankartaa annaga qabiil ahaan
waad mahadsantihiin
qiilmawaaye
war illeen caalcadde waxay weligeed raadinaysay, inay mar ceelguduud xukunto,
ceel cadde ma degma nimaan u raadiyaa mise dhul balaarsi?
anigii G/haareey ahaa bayba qiil qiil i gelin rabtaa, dhulkii oo dhan waxay rabtaa in iyadu gobol u noqoto, celguduud qaado, hadaad meel kale sheegatana, waa ka noqon degma nimadaada,waa maxay buusar garsaal, diir haro, maba dhalene hawrtaysan okaa.
war meesaha cidlada wax degmo ma istaahishee iska seexda
dagmada ceellcade waa la,arkaa dagmooyinka hoos imaan doono murana kama jiro. sida ceelgudud iyo kuwa kalo badan oo horey loo soosheegay marka ha isdalinina walalyaal
CEELCADO waxan kuu ogalahaay in ay ku hooos imaadaan 55 km oo ever sid ah kabadan kuma oga laaw 55km oo dhinac walba ah in ay ku hoos imaa daan
waa aniga o kumagac dheer qawdhan
ASC WR WB AQYAARTA DHAN WAA IDIN SALAAMEY CEELCADE IIDA XUKUN JECEL MII YAAN XUKUMAA WAR MAASHEE HORTA DADKA ISBAR MABA LAGU KASAAYE YAAD XUKUMEE MEEHSAAS DUUR WAAYE AANBA MAQLAY HORTA XAYEEYSIIN SAMEEYSO HALAGU BARTO MUSAWIRYAAL FIICAN OO QURUXDA DEGMAD MUUJINAAYO SOO DHIG WEBEBKA KA BACDI LEEN IDIN QIIMEEYHAA WIXIID NOQONEEYSIIN WAR LEE MAAN WADEENA HORTA WAX NA TUSI
waxaan meeshaan kasheegayaa Dagmade Ceel
Cade oo aytahay dagmada igu fiican dagmooyinka c/gedo waxayna ugo fiicantahay xaga caafimaadka xagakale hawada waxayna tahay tagmada ugu nabad san Gobolka GeDo waxayna ubaahab tahay dagdad xake daa wooyinka waxaan ka cod sanaynaa hayadaha c/fimaadka in ay dagdag mar walbo dawo ugee yaaaaaaan dagmada dagmada ne hormar keeda laga taliyo wixee dhin kuwado daa waynaha iska celiyaan mar walbo dagmad ceelcade qof kii caayo waxaa lagu xukumayaaa dildoogasho ogaada waxaan salaamayaa dhamaan dadka kunool degmada gaar ahaa sharmake sh. cabdi iyo walalki wasalaamucalaykum warax matulaahi wabarakaatuho
waxaan meeshaan kasheegayaa Dagmade Ceel
Cade oo aytahay dagmada igu fiican dagmooyinka c/gedo waxayna ugo fiicantahay xaga caafimaadka xagakale hawada waxayna tahay tagmada ugu nabad san Gobolka GeDo waxayna ubaahab tahay dagdad xake daa wooyinka waxaan ka cod sanaynaa hayadaha c/fimaadka in ay dagdag mar walbo dawo ugee yaaaaaaan dagmada dagmada ne hormar keeda laga taliyo wixee dhin kuwado daa waynaha iska celiyaan mar walbo dagmad ceelcade qof kii caayo waxaa lagu xukumayaaa dildoogasho ogaada waxaan salaamayaa dhamaan dadka kunool degmada gaar ahaa sharmake sh. cabdi iyo walalki wasalaamucalaykum warax matulaahi wabarak
waan idin salamay dhamaan tiin ceelcadde aniga wan arakay hadda kahor waxay uqalantaa meel runtiidagmo iyo wax kawanaagsan waxaan soo arkay diinta iyo bidhaanta quruxda leh ee dadkas kamuuqto ilaahay ha idin gaarsiiyo wax alla waxad jeceshiheen dadaala waad gaari doontaane mahadsanidiin bay nimo
Yaayiri ceelcade waa dagmo waan layabay markan maqlay warkaa .lakiin waddo kaxarleh kadib ayaad.garidontaan .by kunaso
waxaa loobaahanyahay in ay ceelcade hiigsato meelsare laguna daydo horumarkeeda
deegaankaada markaad wax kaqabato ayaad meelkale wax kaqaban kartaa
markaa dhulkeena ayaan baabasan ee umada hala baro halagana daayo uhanqaltaaga deegaan aan laheen ee dadka hala tuso horumarka deegaanka
kismaayo waan kubaa baney natiijana lagama gaaraayo waligeed intuu deegaankeena sidaan yahay
anagaa baaba eeyna ee waatalo ku dayda ceelcade