Posted on October 19, 2007 by ceelcadde
Wasiiru-dawlaha arimaha gudaha ee DFKMG ah mudane Maxamud Sayid Aadan waxaa uu ka codsaday in degmada Ceel-Cadde oo dhawaan ku soo biirtay degmooyinka gobolka Gedo inay soo dirsato ergo uga qaybgasha shirka G/harey ee lagu dooranayo maamulka gobolka iyo degmooyinka.
Degmada Ceelcadde oo leh maamul ku meel-gaar ah oo waajibaadkiisu ahaa muddo hal sano oo ka [...]
Filed under: Uncategorized | 2 Comments »
Posted on October 17, 2007 by ceelcadde
Maadaama ay Ceelcadde noqotay degmo ka tirsan degmooyinka gobolka Gedo, su’aashu waxay tahay deegaanadee hoos imaan doona degmada Ceelcadde, asbaabahee bayse ku hoos imaanayaan: Masaafo, codka dadka, sharciyan wax qoran? Dhiibo fikirkaaga?
Filed under: Uncategorized | 34 Comments »
Posted on October 17, 2007 by ceelcadde
Wasaaradda arimaha gudaha dawladda fadaraalka ku meel gaarka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in deegaanka Ceel-Cade ee gobalka Gedo si rasmi ah loogu magacaaway dagmo ka tirsan Dagmooyinka uu ka kooban yahay guud ahaan gobalka Gedo.
Shir’jaraaid oo uu maanta ku Qabtay wasiiru dawlaha arimaha gudaha Ahna ku simaha wasiirka arimaha gudaha xarunrta [...]
Filed under: Uncategorized | 3 Comments »
Posted on October 6, 2007 by ceelcadde
Ceel-Cadde oo dad badan ay ugu yeeraan degmo qaarna tuulo, qaarna beel ayaa lagu tiriyaa inay ka mid tahay tuulooyinka sida aadka ah u koray ee gobolka Gedo. Waxgaradkooda ayaa u ololaynaya inay degmo ahaan uga qayb galaan barnaamijyada gobolka ka socda. Hadaba su’aashu waxay tahay ma u qalantaa degmo, maxaad ku cadaynaysaa, yaase u [...]
Filed under: Uncategorized | 34 Comments »