Posted on July 28, 2007 by ceelcadde
Qaybta koobaad Qaybtii labaad Qaybtii sadexaad Qaybtii afraad Qaybtii lixaad Qaybtii shanaad
Insha allahu tacaalaa waxaa inoo soo gudbinayo muxaadaraadaan Sh. C/raxmaan Bayd. Waa buug la yiraahdo “Futuxu-al-Xabash”. Si aad ah ayaa loogu muran san yahay Imaam Axmed Ibraahim oo ku magaca dheer “Axmed Gurey” afka qalaadna ay ku naanaysaan “Ahmed Grang” asal ahaan meesha uu [...]
Filed under: Uncategorized | 123 Comments »
Posted on July 27, 2007 by ceelcadde
Adduunka maalinba maalinta ka dambaysa waa uu sii kululaanayaa. Kulaylkaas oo loo kala saaro mid dabiici ah iyo mid sababteeda ay dadku leeyihiin. Midka dabiiciga ah ayaa ah midka uu keeno kala wareega xilliyada sida guga, jiilaalka, dayrta iyo xagaaga. Kulaylkaan oo ah mid ay nooluhu dhamaantiis u baahan yahay, nooleeyana waxa afka qalaad lagu [...]
Filed under: Uncategorized | 9 Comments »