Xoolalayda ayaa ka walaacsan sida ay uga gudbi doonaan xilliga jiilaalka mar haddii roobabkii guga ya ku yaraadeen oo xoolaha aysan helin naq iyo doog ku filan.
Beeralayda Diir-Diire iyoBuuhoodka ayaa iyaguna walaac ka muujiyey milicda kulul ee berahooda ku dhuftay. Cirka waxaa hadda ka muuqanaya daruuro ka curanaya meelo kala duwan oo la filayo inay ku hoori doonaan dhul daaqsimada iyo beeraha.
Dhinaca kale iyadoo wali lagu gudo jiro xilligii ay iskooladu furnaayeen ayaa lagu soo waramayaa inay waxbarshadu si wanaagsan iminka u socoto inkastoo ay Iskuuladii buux-dhaafeen.
Halkaan kala soco macluumaadka degmada Ceel-Cadde
Filed under: Uncategorized
Nimanyahow reer garaad waxa aad wadaan iyo wabiga kee wayn. adinkii baaba la idika fadhin wayey. oo hadda ma inad madxeena mijo u rogtaan bad rabtaan. war jooga war hoy jooga
maxan ka jognaa. dad meli bugtaa
WAXAA LA OGOAYSIINAYAA BAHWAYNTA REER CEELCADDE IN UU SOO SOCDO SHIR-WAYNE KHADKA TALEEFOONKA AH OO LOOGA HADLAYO HOR-MARINTA CEELCADDE; FADLAN U DIYAAR-GAROOW IN AAD KA SOO QAYB GASHO.
WIXII MACLUUMAAD AH OO DHEERAAD AH, FADLAN KALA SOO XARIIR GUDDIGA HOR-MARINTA CEELCADDE. CEEL-CADDE DEVELOPMENT COMMITTEE.